gedotimes.com
Daawo:Isbitaalka Madiino oo logu deeqay Gaari Ambulance
Isbitaalka madiina ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa la gaarsiiyey Daawo iyo Gaari Ambulance ah, kaas oo loogu talagalay in adeegyada caafimaadka lagu fududeeyo.