Garbahaaray:Xildhibaan Sagal Biixi oo kulan laqaadatay dhalinta isbadal Doonka ayaa sheegtay inay Garab Taagan tahay

sagal biixi

Xildhibaan Sagal Isaaq Biixi oo kamida xildhibaanada dowlada Soomaliya oo kusugan Magaalada Garbaaharay ayaa waxay kulan la qaadatay dhalinta Isbadal doonka Jubbaland kuwaas oo Bananbaxyo looga soo Horjeedo Madaxda ugu saraysa Jubbaland oo ugu Horeeyo Axmed Madoobe ka dhigay gobolka Gedo.

Kulankii dhex maray Xildhibaan Sagal Biixi iyo dhalinyarada Isbadal doonka jubbaland ayaa waxuu kusoo dhamaaday is af garad iyadoona sheegtay in ay garab taagan tahay kana qayb qaadanayso kacdoonka looga soo Horjeedo Maamulka Fashilmay ee Jubbaland.

Deegaanada jubbaland waxaa kasocdo kacdoon looga soo horjeedo Madaxda Jubbaland oo ugu horeeyo Kali taliye Axmed Madoobe.

wararkeena dambe kala soco Video iyo warar kale oo dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.