Daawo:Gudoomiye Gacal Askarta Shiiq shaakir Xil igama qaadi karto Mana Aqoonsani

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Gacal Casayr oo ka jawaabay war kasoo baxay dhusaamareeb xarunta maamulka Galmudug ayaa waxuu sheegay inuusan Aqoonsanyn Xildhibanada Shiiq Shaakir aysana kamid ahayn Barlamaanka Galmudug sidaas darted waxa halkaas kasoo baxay waa arin larabo Galmudug in lagu burburiyo waxaana gadaal kariixaya Madaxwaynaha Galmudug Xaaf.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.