Daawo:Dhalinyarada Ka Soo Jeeda Magaalada Kismaayo Oo Ka Soo Horjeestay Shirkii Kismaayo

dhalin

Magaalada Nairobi ee caasumada Dalka Kenya ayaa waxa shir ku yeeshay Dhalinyarada kasoo Jeeda Magaalada Kismaayo oo isugu jira Rag iyo Dumar waxayna kasoo hoejeesteen shirkii Madaxda maamul goboleedyada ku yeesheen Magaalada Ksimaayo oo Dowlada soomaliya Xiririka loogu jaraayey.

Dhalinyaradaan ayaa waxay dhaliileen hadalkii kasoo yeeray Madaxda maamul goboleedyada waxayna sheegeen in shacabka Jubbaland Magacooda lagu weeraro dowladooda  oo kismaayo noqoto meesha dowlada Soomaliya laga dhibaateeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.