Daawo:Dad Reer Puntland ah oo ay Barakiciyeen oromada dilna ugaysteen ayaa so gaaray Garoowe

punt

Dad Reer Puntland ah oo kasoo cararay dagaalada Oromada ee Dalka Ethoipia ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe, dadkaan Tuuladii ay degenayaan oo kutaala ismaamulka oromada ayey sheegen in lagu dilay 150-nin oo eheladooda ahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.