Bandhiga Hal Abuurka Bulshada oo lagu qabano Magaalada garbaharay

Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo waxaa lagu qabanayaa Bandhiga Hal Abuurka Bulshada oo ay kasoo qayb galayaan oo lagu soo bandhigi doona sugaan, Farshaxan, Hida & dhaqan waxaan lagu bixin doonaa abaal marina qaali ah dad kaalmaha hore gala.

Waxaa Bulshada Soomaliyeed iyo kuwa Gobolka Gedo laga codsanayaa inay kasoo qayb galaan Bandhiga Hal Abuurka Bulshada oo dhacaya Maalinta Khamiista ah 23/08/2018 waqtiga waa 9:00

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.