Muuqaal:Jamhad Ciidaan oo kasoo horjeeda Soomaliland ayaa saldhig ka dhigatay Qardho

caare

Ciidamadan kasoo goosteen Somaliland isla markaana uu hogaaminayo taliye Saciid Cawil Jaamac Caare ayaa saldhig Ciidan kasamaystay deegaanada Puntland gaar ahaan Magaalada Qardho isla markaana ay daahfureen jabhad cusub oo kasoo horjeeda Maamulka Muuse Biixi sida ay sheegeen.

Saciid Cawil Jaamac Caare iyo Gaashanle dhexe Jamaal Baaxd oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in u ahaa abaandulihii hore ee ciidamada Somaliland dhawaan usoo magacawday gobolka sanaag isla markaana Xoreyn doona dhulka la heysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.