Daawo:Xoolihii laga soo celiyey Sacuudiga oo Suuqyada Puntland lagu kala Iibsanayo

xoolo

Dhawaan abay ahayd markii Sacuudiga ay soo celiyeen xoolo tiradooda ku dhowdahay 27000 xoolahaan laga soo celiyey Sacuudiga ayaa maanta waxa lagu kala iibsanayo suuqyada Puntland gaar ahan sida Garoowe oo hada lakala siisanayo xoolaha nool inta udhaxeysa 68-120 dollar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.