Daawo:Baladxaawo Kulan Lagu Wacyi Galinayey Dhalinyarada

balad

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka gedo ayaa waxa ka dhacay kulan lagu wacyigalinaayo dhalinyarada waxaama kasoo qayb galay dhalinyarada Degmada Baladxaawo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waxaana looga Hadlay sidii dhalinyarada uga qayb qaadan lahayd Hporumarka, Amniga iyo waxbarshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.