Akhriso:Somaliland Oo Ka Jawaabtey dagaal ay Puntland ku dhawaacday

muuse

Maamulka Soomaliland ayaa waxuu jawaab ka bixiyey Hadal kasoo yeeray Maamulka Puntland kaas oo ahaa in Puntland Weerar soo qaadayso si ay ula soo wareegto dhulka Ay ka haystaan maamulka Soomaliland.

Hoos ka akhriso Jawaabtii Soomaliland ka bixisay dagaalka Puntland cilaamisay.
somaliland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.