Maqal iyo muuqaal:Maamulka Degamada Balanbal ayaa Gaari Laga Soo Dhacay DDSI Oo Maanta Dib Loogu Celiyay

gari

Maamulka Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay Gacanta ku dhigeen Gaari lagala soo goostay Deegaanka Maamulka soomalida Itoobiya kaas oo ay kajito Bililiqo Balaaran kadib markii xilka laga qaaday Madaxwaynihii hore ee deegaanka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamed.

Gudoomiyaha Degmada Balanbale Xuseen Liibaan warsame iyo Gudoomiyaha Deegaanka Barwaaqo Xabiib Dhagacaleen ayaa waxay ku wareejiyeen wakiilka Shilaabo waxayna sheegeen in laga wada shaqeeyo amaanka Deegaanka.

Ugu dambaytii Gudoomiye kuxigeenka Degmada Balanbale Nuur maxamed diirshe ayaa sheegay inaan labada dal layskaga dhex gudbi Karin fowdana laga sameyn Karin deegaanada xuduudaha ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.