Dhageyso:Maamulka degmada Luuq oo kulan qaatey odayaasha dhaqanka degmada

luuq

Kulan ay isu yimaadeen waxgaradka, Odayaasha iyo Maamulka Degmada Luuq kaas oo looga arisanahay amaanka Degmada Luuq iyo sidii si isku meela looga soo wada Horjeesan lahaa kooxda alshaabab, Gudoomiyaha Degmada luuq Maxamed Cismaan Ganay ayaa kulanka soo xiray waxuuna kula dar daarmay waxgaradka Degmada Luuq in si buuxda loola shaqeeyo maamulka Degmada Luuq.

Hoos kadhagesyo Warbixintii Maxamed Kaafi UK

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.