Daawo:Xaflad lagu daah furayay furitaanka sanad Dugsiyeedka 2018 .2019 ee Iskuulka iqra Caabudwaaq

iqra

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka dhacday Xafladii furitaanka sanad dugsiyadeedka 201-2019 iskuulka Sarre ee Iqra, waxaana Xafladaan kasoo qayb galay maamulka Iyo waalidiinta ardayda Dhigata Iskuulka Iqra ee Degmada Caabudwaaq.

Hoos kadaawo warbixintii wariye Mowliid faarax jaamac

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.