Daawo:Puntland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhana Muuse Biixi

Guddiga difaaca Dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta shir jaraa’id ay ku qabteen Magalada Garoowe waxa ay ku shaaciyeen in dhawaan uu jiro dagaal xureyn ah oo lagu qaadayo deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdullaahi Timacade oo ka mid ah xubnaha Guddiga ayaa ugu baaqay ayaa cadeeyey in dagaal dhacayo deegaanada Puntlanda laxoreynayo Puntlandna nabad maqaadanayso inta Muuse Biixi Ciidamadiisa kusugan yihiin Deegaanada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.