Daawo:Ra’iisalwasaare Khayre oo Xilka Kaqaadaya Shaqaalaha safarada Somaliya Suudaan

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa wax ka qabtay cabashadii Ardayda Suudan ee la Xariirtey Safaradda , iyadoo Wasaaradda Arrimaha dibedda oo fulinaysa Amarka Ra’iisul Wasaaraha ay yeertay Guud ahaan Mas’uuliyinta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.