Boosaaso:-Xildhibaano Mooshin Ka Keenay Shirkadda Dp World

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka puntland ayaa mooshin ka dhan ah maamulka Dekadda Boosaaso ee shirkadda DPWorld u gudbiyey golaha gudoonka golaha wakiilada Puntland Waxa ay sheegeen Xildhibaanada in shirkadu ay ka baxday balamihii hore ay la galeen, waxana horay u jirtay in ay Baarlamaanka Puntland ansixiyeen qorshihii shirkadaas loogu wareejiyey Dekada Boosaaso.

Xildhibaanada Puntland oo ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in ay raaceen go’aankii Xildhibaanada Golaha Shacabka dalka uga mamnuuceen in ay ka Shaqeyso dalka Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta ,isla markaana dekada Boosaaso ay ku maamusho si sharcidarro ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.