Raiisalwasaraha Itoobiya Abi Ahmed ayaa xaalkiisa Cafimaad laga dayrinayaa

abiy

Wararka aay qorayaan warbaahinta Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in Ra’iisalwasaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu dhiig Madaxa uga Furmay taas oo keentay in lagula Cararo Isbitaalka wayn ee Mgaalada Addis Ababa.

Warbaahinta Dowlada Itoobiya wali wax wara oo kasoo baxay Majiraan oo ku saabsan Caafimaadka Ra’iisalwasaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Warakeena dambe kala socda waxii wara oo kusaabsan Abiy Ahmed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.