Qaar Ka mid ah Wasiirada Cusub ee Jubaland ayaa Loo Kala Wareejiyey Xilalka

Magaalada Kismaayo ee xartunta ku meelgaarka ah ee maamulka Jubbaland waxaa ka dhacay Munaasbad ay xilalka kula kala wareegayaan wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland waxaana xilwareejintaan ka qayb galay Madaxwayne kuxigeenka kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.