Muuqaal:Xildhibanada jubbaland ayaa Baaq udiray dagaal kasocda Galbeedka Kismaayo

dagaal

Qaar kamida Xildhibaanada Jubbaland ayaa waxay Baaq udireen Dagaal Gaystay qasaaro badan oo isugu jira Dhimasho, Dhaawac iyo Barakicin oo kasocda Duleedka Kismaayo in sida ugu dhaqsaha badan lagu joojiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.