Muuqaal:Munaasabad lagu daah furay Xarunta Xanaanada Digaaga ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq

qorax

Munaasabad lagu daah furay Xarunta Xanaanada Digaaga ee Dawlad Goboleedka Galmudug oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq, Munaasabadan oo ahayd Daahfurka Xarunta Xanaanada Digaaga ee Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq, waxaana ka so qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo masuuliyiin ka socday Maamulka Degmada Caabudwaaq oo ay wehliyeen Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Gawlad Goboleedka Galmudug.

Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq, Mahad Cumar Cilmi oo daahfuray, Munaasabadan xariga looga jarayay Xanaanada Digaaga Degmada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay Xaruntantan iyo dadka Maal galiyay, waxaana uu shegay in ay tahay Horumar u soo siyaaday bulshada ku nool deegaanada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.