Daawo:Qaabkii ay u dhacday Xil wareejintii wasaarada waxbarshada Soomaliya

goiodax

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in hadii la horumariyo hannaanka waxbarashada dalka ay yaraanayaan ficillada xag-jirnimada ku salaysan ee kooxaha argagaxisadu ay ummadda ku dhibaateeyaan, taa bedelkeedana la gaarayo horumar ummadeed oo dhan waliba ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.