Daawo:Diyaarad Si toos ah duulimaad uga Bilowday Garoowe iyo Addis Ababa

diyarad

Shirkadda Duulimaadyada National Airways ee dalka Itoobiya ayaa dulimaadkeedii ugu horeeyay ee Puntland bilowday, waxaana Munaasabd xariga looga jaray oo ay ka qaybgaleen Wasiirada wasaaradaha duulista hawada, Ganacsiga iyo Haweenka ay ka dhacday gudaha Garoonka Caalamiga ah Gen.Maxamed Abshir ee Caasimadda Puntland Garowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.