gedotimes.com
Muuqaal:Kala Iibsiga Xoolaha Sayladda Magaalada Burco Oo Kor U Kacay
suuqyada Xoolaha Magaalada Burco ayaa waxaa laga dareemayaa sarre u kac ku yimid Xoolaha Nool Madaama Lagu Jiro xiligii Gudashada Xajka iyo Dalka sacuudiga oo ogolaaday in xoolaha Loo dhoofiyo Dalk…