Muuqaal:Kala Iibsiga Xoolaha Sayladda Magaalada Burco Oo Kor U Kacay

xoolo

suuqyada Xoolaha Magaalada Burco ayaa waxaa laga dareemayaa sarre u kac ku yimid Xoolaha Nool Madaama Lagu Jiro xiligii Gudashada Xajka iyo Dalka sacuudiga oo ogolaaday in xoolaha Loo dhoofiyo Dalkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.