Daawo:Munaasabad tababar loogu soo xirayey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka

ciidan

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Ayaa maanta Magaalada Muqdisho Kaga qeyb galay munaasabad Ay Ku qalin jabinayeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Isugu Jiray Leyli sargaal iyo Leyli Saraakiil Xiggeen, kuwaasi oo Isugu Jiray Kuwa Cirka, Dhulka, Iyo Badda .
Ciidamaddan Maanta Tababarka Loo soo Xiray Waxaa Ay muddo 12 bilood ah Tababar Ku qaadanayeen Dugisga tababarka ee Turksom ee Ku yaalla Deegaanka Jaziira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.