Daawo:Khudaartii imaan Jirtay Hargaysa oo Itoobiya Gudaheeda Ku xaniban

khudar

Gaadiidkii Keeni Jiray Qudaarta Hargeysa Soo Gasha Oo ayaa ku Xaniban Deegaanada Gumbusha Iyo Sha Shamane Ee Dalka Ethopia Kadib Qalalaasihii Dhacay Itoobiya raasina waxay kaliftay in Magaalada Hargaysa iyo Magaalooyin kale oo katirsan Soomaliland ay soo wajahaan Khudaar yaraan .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.