Muuqaal:Ra’iisulwasaare Khayre oo lakulmay Madaxwaynaha Suudaan

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay Madaxwaynaha Wadanka Sudaan Cumar Xasan Al-Bashiir, waxayna ka wada hadlayn xiriirka labad Dal, Xal u helida Nabadeynta Koofurta Sudan iyo in la iska kaashado dhaqaalaha iyo hurumarka.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa madaxda dalka Suudaan uga mahed celiyay sida wanaagsan ay usoo dhaweeyeen shacabka Soomaaliya iyo Ardayda waxkabarata dalkan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.