Muuqaal:Odayaasha Buuhoodle Oo Ka Dalbadey Muuse Biixi In la Sii Daayo Maxaabiis Ku Xiran Hargeysa

Odayaasha iyo waxgaradka Buuhoodle oo shir ku yeeshay Magaalada Buuhoodla ayaa waxay ka dalbaday Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi inuu siidaayo 9 Maxbuus oo kuxiran Xabsiga Hargaysa oo Mudadii lagu xukumayna ay dhamaatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.