Dhageyso:Dagaal Lagu hoobtay oo kasocda Duleedka Kismaayo

dagaal

Todobaad ku dhawaad ayaa waxaa duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ee maamulka Jubbland ka socda Dagaal lagu hoobtay oo sababay Qaaso isugu jira dhimasho iyo dhaawac, Dagaalkaan ayaa waxuu udhaxeeyaa Beelo walaalo ah oo wada daga Galbeedka Magalada Kismaayo kuwaas oo isku haya dhuldaaqsimeed.

Maamulka Jubbaland ayaa waxba ka qaban Dagaal beeleedkaas sababay Barakicin iyo qasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira, waxa kaliya ee laga hayo maamulka Jubbaland waa hadal aan gurmaad lahayn.

Dagaaladaan ka socda Duleedka Kismaayo ayaa si wayn looga dareemayaa Magaalada kismaayo iyadoo la keenayo Dhaawac iyo dhimashada Dadka ku waxyeeloobay dagaalkaas.
hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.