Abiy Ahmed oo sheegay inuu ka xun yahay Dilalka Kasocda Jig jiga iyo Dirir dhabe

abiy axmed

Sida Ay tabinayaan wakaalada wararka Dalka Itoobiya ayaa sheegaysa inuu Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ka xun yahay kana tacsiyadeeynayo dadkii naftooda ku waayey Rabshadaha kasocda Jigjioga iyo Dirir dhabe.

Ra’iisalwasaaraha Itoobiya ayaa waxuu ku baaqay in lajoojiyo rabshadahaas iyo Burburinta Dhismayaasha, hadalkaan kasoo yeeray Abiy Ahmed ayaa ah mid aan waxtar u ahayn shacabka Soomaliyeed ee dowlada Itoobiya iyo Qowmiyada Oromada Xasuuqayaan, Ra’iisalwasaraha Itoobiya ayaa waxba ka qaban dad badan oo shacabah oo dil loogaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.