Gudoomiyaha golaha shacabka oo guddiyada golaha Shacabka ku wareejiyay xafiisyo qalabaysan

xafiis

Ku simaha madaxwaynaha ahna Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal shiiq Cabdirixmaan oo qaar ka mid ah guddiyada golaha ku wareejiyay xafiisyo qalabaysan oo ay ku shaqayn doonaan, Guddoonka golaha shacabka JFS ayaa mudooyinkii dambe waxa uu xarunta guddoonka iyo gudiyada ee Villa Hargeysa ka waday dhismaha xafiisyo ay ku shaqeeyaan gudiyada golaha shacabka ,waxaana dhawaan lasoo gaba gabeeyay dhismaha xafiisyada ay ku shaqeyn donaan 15-ka gudi ee golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.