Daawo:Kulan aan caadi ahayn oo dhexmaray Ra’iisalwasare Khayre iyo Culamada Soomaliyeed

culamada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Guddigga sare ee culimadda soomaaliyed, waxayna ka wada hadlayn howlaha horyaala dawladda iyo sida ay culumadu uga qayb qaadan karaan dib u soo celinta dawladnimadii Soomaaliyeed, sidoo kalena ay shacabka Soomaaliyeed ugu dhiiri galin lahaayeen in ay la shaqeeyaan dawladda iyo madaxdoodaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.