gedotimes.com
Sawiro:Taliyaha Ciidank qeybta 43aad sareeye Guuto Cali (Bogmadow) ayaa manta si rasmi ah ula wareegey Xilkiisa
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka qeybta 43aad Jeneraal Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa manta si rasmi ah ula wareegey xilka taliyinimada Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya, munaasabadaan ayaa lagu q…