Sawiro:Sawiro:Taliyaha Ciidank qeybta 43aad sareeye Guuto Cali (Bogmadow) oo gaaray Baardheere

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka qeybta 43aad Jeneraal Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, Taliyaha Qaybta 43AAd ayaa waxaa Magaalada Baardhere kusoo dhaweeyey Taliyaasha Ciidanka Xooga Dalka Somaliya iyo Maamulka Degmada Baardheere.

Taliyaha Ciidaanka 43aad Jeneraal Cali Bogmadow ayaa waxuu uga mahadceliyey Taliyaasha ciidamada Xooga Dalka Degmada iyo Maamulka Degamada Baardheere sida wanagsan ay ugu soo dhaweeyeen Degmada Baardheere.

Ugu dambayntii Jeneraal Cali Bagadi ayaa ugu baaqay Ciidmada Xooga Dalka Soomaliya ee kusugan Gobolka Gedo inay u Diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Alshabaab kaas oo Jubbaland looga saaraya Alshabab.
bag

cali

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.