Daawo:Magaalada Xeraale ayaa laga dhagax dhigay Isbitaal

ayaanle

Magaalada xertaale ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa dhacay munaasbad lagu dhagax dhigaayey Isbitaalka Guud ee Magaalada Xeraale waxaana Munasabadii dhagax dhiga kasoo qayb galay Wasiiro katirsan maamulka Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Xeraale.

Isbitaalkaa Guud ee laga dhagax dhigay Magalada Xeraale ayaa ahaa mid baahi wayn ay uqabtay Bulshada Madaama aysan magaaladu lahayd isbitaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.