Taliyihi Qeybta 43-aad ee Axmed Madoobe u Diideen magaalada kismaayo Ayaa sidiiran Garbaharay Loogu soo dhaweey

saxardiid

Waxaa Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo si diiran loogu soo dhaweeyey Taliyaha Cusub ee Qaybta 43aad Gen Cali Bogmadow oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya usoo magacowdey taliyaha qeybta 43aad ee Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed kasoo oo Kali Taliye Axmed Madoobe kasoo celiyey garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo.

Generaal Cali Bogmadow ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Mgaalada Garbaaharay kusoo dhaweeyey qaybaha Kala duwan ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed ee kusugan Magalada Garbaharay, Generaal Cali ayaa ugu mahadcelieyey Madaxda iyo sakaarishaa Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed sida wanagsan ee loogu soo dhaweeyey Magaalada Garbahaaray.

Is horistaaga Axmed madoobe kusameeyey Taliyaha Cusub ee qaybta 43AAd ayaa waxay noqonaysaa mid kasoo horjeeda Dastuurka Soomaliyeed sababtoo ah dowlada Soomaliyeed ayaa xaq uleh diffaca dalka iyo magacabista taliyaasha Ciidamada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.