Daawo:Axmed Madoobe Ayaa Ka Hadlay Saraakiil Laga Celiyey Garoonka Kismaayo iyo Nacaybka ay uqabto Dowlada Somaliya

madoobe

Axmed Madoobe ayaa saaka garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo ka celiyey Gen.Cali Bogmadow oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya usoo magacowdey taliyaha qeybta 43aad ee Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed.

Maamulka Axmed mAdoobe ee ka taliya 5 Kilomatir ayaa sheegay in Dowladda federaalku ay wax talo ah ka weydiinin Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam magacaabida taliyaha cusub ee qeybta 43aad ee XDS Ee ku sugan Kismaayo , taas oo ugu danbeyn buuq keentey sababteyna in saaka diyaaraduu xamar kaga yimid lagu celiyo taliyihii loo soo magacaabey qeybga 43aad ee XDS Gen .Cali Bogamdow .


madoobe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.