Wasiirka Difaaca Soomaliya iyo mas’uuliyiin kale oo kormeerey Xerada Janaraal Dhaga-badan

Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha ciidanka xoogga dalka, xoghayaha guddiga difaaca ee golaha shacabka iyo saraakiil kale ayaa Kormeer ku tagay Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaral Dhaga-badan.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sareeyo Gaas, C/weli Jaamac Gorod, oo la hadlay askasta tabbabarka u socday ayaa ku booriyay in ay u adkeystaan leyliga, si dalka ay u anfacaan, Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa sheegay in dhismaha ciidanka xoogga dalka ay ka go’an tahay madaxda dowladda Soomaaliya, isla markaana uu u taagan yahay fulinta hadafkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.