MuuqaaL:Puntland oo ka qaylisay qul-qulka kumanaan tahriibayaal Ethoipian ah oo Anshax Xumo kasameeyea Boosaaso

oromo

Dhulka soomaliya waxaa kusoo qulqulay Kumanaan tahriibayaal ah oo ka imaanya Dalka Itoobiya waxay Horay usoo biuux dhaafiyeen Gobolada waqooyi gaar ahan Magaalada Hargaysa,Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa kulankoodii waxaa looga dooday qulqulka kumanaan tahriibayaal Ethoipian ah oo soo galaya gudaha Puntland.

Kulankaas Barlamaanka Puntland ayaa waxaa looga arinsaday sidii lagu xakameen lahaa dadkaan Oromada ah ee kusoo qul qulaya Puntalnd waxaana warbixin looga dhageystay Masuuliyiinta Amaanla Booliiska.

Ugu damabayntii Barlamaanka Puntland iyo laamaha amaanka ayaa isku raacay in laqaado talaabo lagu xakameynayo Tahriibayaashaan Itoobiyaanka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.