Dhageyso:Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay

shariif

Madaxwaynaha Maamulka Koonfurgalbeed Shariif Xasan shiiq aadan oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydho ayaa waxuu sheegay in been laga sheegay asagoo war aan wax kajirin ku tilmaamay hadalka ay sheegeen websiteyada iyo Idaacadaha ee ah “””In Amison ku guul daraysatay Xaqiijinta amaanka Gobolka Shabeelada Hoose“””.

Madaxwayne Shariif Xasan ayaa Amaan u jeediyey Ciidamada Amisom isagoo Sheegay inay Naftooda u hureen sidii Alshabab ummada uga difaaci lahaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.