Wasiirkii Cusub ee Wasaaradda Cafimadka Jubbaland oo Xilka lawareegay

shire

Munasabadan ay Xilalka Kula Kale Waregayeen Wasiirkii Hore ee Cafimadka Dowlad Goboledka Juubaland Cali Xaaji Nuur iyo Wasiirka Cusub ee Wasaarada Mursal Maxamed Qaliif ayaa Ka Dhacday Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland.

Waxaana Munasabadaan xilwareejinta ah ka Soo Qeeb Galeen Masuliyiin uu Ka Mid Yahay Madaxweyne Ku Xigeenka 1Aad ee Jubbaland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Maxamuud sayid aadan Xubno ka Socday Labada Golle Barlamanaka Jubbaland oo ka mid yahay Xildhibaan Shire Colay iyo Marti Sharaf Kale.

Waxaan la ogayn waxa ay soo kordhinayso isku shaandhaynta kooban ee uu sameeyey Madaxwayanaha jubbaland waxaana aad u xumaaday Xirirka udhaxeeya axmed madoobe iyo shacabka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.