Dhallinyaro dhameysatay quraanka kariimka ah oo qalin jabin loo sameeyay Madarasada Ummul Quraa

masjid

Dhallinyaro dhameysatay quraanka kariimka ah ayaa qalin jabin loo sameeyey Madarasada umul Quraa ee xeryaha qaxootiga dhaadhaab, waxaama ka soo qayb galay Munaasabadaan Waaladiinta ardayda iyo Macalimiinta Madarasaada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.