Deg Deg:Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo xilka laga qaaday

deg

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Xasan Macallin Xuseen, Sidoo kale digreetada ayaa lagu sheegay in xilkaas uu si KMG ah u sii hayn doono wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Mudane Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir.

Wararkeena dambe kala soco warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.