Daawo:Xildhibanada Hirshabeele oo ku eedeeyey Wasiirka warfafinta Hirshabeele Kuxad gudub Dastuur iyo Shaqo gudasho la’aan

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabeele oo kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ayaa waxay dhaliil ujeediyeen Wasiirka warfaafinta Hirshabeele Cabdiwali Maxamed Cabdi inuu shaqdiisi gabay waxayna ku eedeeyey inuu ku qaldan yahay asagoo joogin Xaafiiskiisi inuu Hoteelada Magaalada Muqdisho Waraaq kasoo qoro.

Waxay kaloo ku eedeeyeen Wasiirka Warfaafinta Hirshabeele inay magaalda Jowhar ugu dambaysay Maalintii ladhaariyey waana gaf inuu waraaq qaldan warbaahinta Hirshabeele ka hawl gasha ku caburiyo, taalaabana waana laga qaadayaa markii lafuro Barlamaanka Hirshabeele ayey dhaheen Xildhibanada Hirshabeel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.