Daawo:Qaab Kaduwan Qaababka loo dhaariyo madaxda soomaliya ayaa loo dhaariyey wasiirada Jubbaland

juba

Munaasabad Lagu dhaarinaayo Wasiirada Cusub ee jubbaland ayaa waxay ka dhacday Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland, wasiiradaan Cusub ee ladhaariyey ayaa waxaa loo dhaarshay qaab ka duwan habka loo dhaariyo Madaxda soomalida Taas oo nootay mida ugu hadal ahayn badan Baraha Bulshada Soomaliya waxa ku qoran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.