gedotimes.com
Daawo;Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas oo berri lagu qabanayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga…