gedotimes.com
Allaha Caafiyo Ganacsade Cumar Faray ayaa Koox Hubaysane ku dhaawacday South Africa
Wararka laga helayo Dalka South Africa ayaa sheegaya in Ganacsade Soomaali ah ay kooxo hubeysan ku dhaawaceen dalka South africa , sida ay xaqiijiyeen Soomaalida ku dhaqan magaalda lagu dhaawacay. …