Allaha Caafiyo Ganacsade Cumar Faray ayaa Koox Hubaysane ku dhaawacday South Africa

cumar

Wararka laga helayo Dalka South Africa ayaa sheegaya in Ganacsade Soomaali ah ay kooxo hubeysan ku dhaawaceen dalka South africa , sida ay xaqiijiyeen Soomaalida ku dhaqan magaalda lagu dhaawacay.
Ganacsadahaan ayaa waxaa uu ahaa Ganacsade si weyn looga yaqaano Magaalada Nelespurit caasimada linbooba nawaaxigeeda, waxaana lagu Magacaabi jiray Cumar Faray waxaana lagu dhaawacay Goobta uu ganacsiga ku lahaa.
Raaligalin Ma dhiban warbixintii hore waa lasaxay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.