Daawo:Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ee Degmada Ceelwaaq ayaa weerar afka ah kuqaaday Axmed madoobe

ceelwaaq

Dhawaan bay markii wafti xildhibaano iyo saraakiisha Ciidamada Xooga dalka Soomaliya tageen Gobolka Gedo kuwaas oo Qalab Iyo saanad Militari ku wareejiyey Ciidmada Xooga dalka Soomaliya gar ahaan Uruuka 14AAd Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaliya ee guutada 14aad ee Degmada Ceelwaaq ayaa waxuu sheegay hadalkii kasoo yeeray Madaxwaynaha Jubbaland axmed madoobe oo ahaa Saanadii ciidan ee lay geeyey Degmada Ceelwaaq inay u gacan gashay Alshabab uu ahaa hadal been.

Saraakiisha Ciidamada Soomaliya ee Degmada Ceelwaaq ayaa waxay sheegeen saanadii ka timid Taliska Xooga dalka oomaliyeed ee ay wadeen saraakiisha Xoogaa dalka iyo Xildhibaanada Dowlada Federaalka inay soo gaartay uagana mahadcelinayaan Axmed madoobe iyo kooxdiisana ya yihiin waxuush beenalayaal ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.