Akhriso:Maamulka Hirshabeele oo wariyaasha uga digay inay tabiyaan Kufsiga

hirshabee

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa waxaa ku soo badanaya kufsiga loogaysto Haweenka, dhacdadii ugu dambaysay ayaa waxay ahayd markii labo haweena oo mid ay tahay 85 Jir mida kalana ahayd Hooyo dhashay 6 caruura kufsi loogu gaystay Xeryaha qaxootiga ee Magaalada Jowhar taas oo ay tabiyeen wariyaasha ka hawl gala Magaalada Jowhar.

Waraaq kasoo baxday Maamulka Hirshabeele gaar ahaan Wasaarada Warfaafinta Hirshabeele ayaa waxaay wariyaasha looga digay inay tabiyaan wararka kacinaya bulshada ayna ilaaliyaan Anshaxa iyo xeerka Saxaafada.

hirshabele

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.